Wasiir Oomaar: “DF ayaa u fasaxday Ethiopian Airlines iney ka degto Hargeysa”

Dayuurad ay leedahay shirkadda Ethiopia Airlines ayaa maanta ka degtay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland xili dowladu sheegtay in gebi ahaan la joojiyey duulimaadyada caalamiga ah ee dalka yimaada muddo 15 cisho ah si looga hortago cudurka Coronavirus ee caalamka ku faafaya. Duulimaadka dayuuradan ayaa hadal heyn badan ka dhaliyay baraha bulshada iyadoo dad badan … Continue reading Wasiir Oomaar: “DF ayaa u fasaxday Ethiopian Airlines iney ka degto Hargeysa”